Skip to Content

shay khalad ahaan u dhaca xagga taariikhda-- Anachronism

Khalad daca waqti aan taariikhdeyda aheyn

Anachronism waa qalad taariikheed kaas oo shay, sida shay ama dhacdo, la dhigo waqti khaldan.

khalad taariikheed, gaar ahaan shay ama dhacdo ku baxsan waqtigeeda saxda ah. Waxay tixraacaysaa in shay la dhigo waqti uu ku habooneyn. sida in kumbuyuutar la'isticmaalo xiliga Axmed guray.

shay khalad ahaan u dhaca xagga taariikhda-- Anachronism
Sayid Cali May 5, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
isku-furanka-dabada -- Anal Fistula
Jirro