Skip to Content

Sheybaare -- Laboratory technician

Sheybaar
April 24, 2025 by
Sheybaare -- Laboratory technician
Maxamed
| No comments yet

Qof xirfad u leh oo ka shaqeeya shaybaarka caafimaadka, kuna sameeya tijaabooyin iyo baaritaanno ku saabsan muunado bukaanno (sida dhiig, kaadi, ama unugyo). Wuxuu adeegsadaa qalabka shaybaarka, diyaariyaa muunadaha, diiwaangeliyaa xogta, wuxuuna ka caawiyaa rugta ogaanshaha cudurrada.

Fiiri:- Shaybaare -- Lab analyst

Sheybaare -- Laboratory technician
Maxamed April 24, 2025
Share this post
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Taariikh Caafimaad -- Medical History
Isbitaal luqadiisa