Skip to Content

Shuban Dhiig-amiibe -- Amoebic Dysentery

Jirro
January 5, 2026 by
Shuban Dhiig-amiibe -- Amoebic Dysentery
Sayid Cali
| No comments yet

Waa disantariyo (dysentery) laga helo wadamada intooda badan ay cimiladooda badantahay, gaar ahaan waxaa keena noolaha (Entamoeba histolytica), waxuuna ugu gudbaa cuntada iyo biyaha wasaqeesan.

Waa cudur faafa oo ku dhaca mindhicirka oo ay keento amiibe (Entamoeba histolytica), waxaana lagu gartaa shuban dhiig iyo malax leh, calool-xanuun, iyo qandho.

Shuban Dhiig-amiibe -- Amoebic Dysentery
Sayid Cali January 5, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Amiibe-la-xiriira -- Amoebic
Noolaha ilmaqabatada