Skip to Content

Sonkor-xir -- Amylase

Enziim

Waa enziim kaas oo ubadalaayo maadada (starch) una badalaayo (maltose).

Waa polysaccharide (sonkor badan oo isku xiran) oo ka mid ah labada qaybood ee ugu muhiimsan ee starch-ka; qaybta kale waa Amylopectin. Waxay ka kooban tahay silsilado dhaadheer oo glucose ah oo aan laan lahayn.

Sonkor-xir -- Amylase
Sayid Cali June 17, 2025
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Badar -- Amyl
Eray horgale ah