Skip to Content

Sun-baabi’iye -- Antitoxin

Difaaca jirka

Lid ku ah sunta; maadada (antibody) ee difaaca jirka taas jirka soo saaro sun gashay aawgiis.

Waa walax difaac ah (sida unug lid ah oo jirku soo saaro ama lagu duro), taasoo baabi’isa sunta gaar ah ee jirka gasha, gaar ahaan suntan laga helo bakteeriyada qaar.

Sun-baabi’iye -- Antitoxin
Sayid Cali August 3, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Dhiig-sifeeysan Sun-baabi’iye -- Antitoxic Serum
Difaaca jirka