Skip to Content

Taariikh Caafimaad -- Medical History

Isbitaal luqadiisa
April 24, 2025 by
Taariikh Caafimaad -- Medical History
Maxamed
| No comments yet

Waa diiwaanka buuxa ee xaaladaha caafimaad ee hore iyo kuwa hadda ee bukaanka, oo ay ku jiraan xiliga lambarka uu gosytay, qalliinadii, daawooyinka, xasaasiyadda, dabeecadaha nolosha, iyo taariikhda caafimaad ee qoyska. Waxay ka caawisaa bixiyeyaasha daryeelka caafimaadka inay sameeyaan ogaansho sax ah iyo qorshe daaweyn.

Fiiri: Taariikh caafimaad -- Anamnesis

Taariikh Caafimaad -- Medical History
Maxamed April 24, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Shaqaale gacanyare caafimaad -- Healthcare support staff
Isbitaal shaqaalahiisa