Skip to Content

Unug-kala-dhambalmid -- mitosis

Cilmiga Unugyada

Waa habka uu unuggu isku kala qaybinayo si uu u sameeyo laba unug oo cusub oo la mid ah kii asalka ahaa. Habkan ayaa muhiim u ah koritaanka, dib-u-soo-kabashada unugyada dhaawacmay, iyo dayactirka jirka.

Unug-kala-dhambalmid -- mitosis
Maxamed October 11, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Falcelin Difaac Jirka -- Immune Response
Difaaca jirka