Maadada (antibody) ee difaaca jirka ka qeyb qaadata taa oo laga helo dhiiga hooyada misana difaac u ah kadib dhiiga cunga oo laga helay ama noqday dhiiga (Rh-positive).
Waa unug difaac (antibody) oo uu sameeyo jirka marka uu la kulmo dhiig leh Rh antigen (sida Rh-positive blood), si uu uga hortago ama u burburiyo unugyada dhiigga cas ee leh Rh factor. Waxaa muhiim ah uurka iyo dhiig-shubista.
Unuga Ka-hortaga Rh -- Anti-Rh Body