Waa unugyo cad oo khaas ah oo garan kara unugyada jirka ee uu jeermisku galay ama unugyada is beddelay (sida unugyada kansarka). Waxay qabtaan hawlo kala duwan oo difaac: qaar toos bay u weeraraan, qaarna waxay caawiyaan unugyada kale ee difaaca.
Unugyada-T -- T-cells