Skip to Content

Waal Saddex-baal Wadnaha -- Tricuspid valve

Wadnaha
May 5, 2026 by
Waal Saddex-baal Wadnaha -- Tricuspid valve
Sayid Cali
| No comments yet

Waa mid ka mid ah afar cadd oo ku jira wadnaha, waxeyna ku yaalaan inta u dhaxaysa godweynaraha midig ee wadnaha (right atrium) iyo godweynaha midig ee wadnaha (right ventricle).

Shaqada Waal Saddex-baal Wadnaha (tricuspid valve) wuxuu ogolaado dhiigga inuu ka soo gudbo godyararaha midig ee wadnaha (right atrium) una gudbo godweynaha midig ee wadnaha (right ventricle) wuu isxiraa marka godweynaha midig ee wadnaha tuuro dhiiga si ay ugu qulqusho sanbabada ayadoo laga hortagaayo inuu dib ugu soo noqdo godyaraha midig ee wadnaha.

Waal Saddex-baal Wadnaha -- Tricuspid valve
Sayid Cali May 5, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
kiimikada maskaxda -- Gamma aminobutyric acid (GABA)
Kiimiko