Skip to Content

Waali-tire -- Antipsychotic

Daawo

Daawo la sii yo dadka waalan ee dagaalama ee aan la celin Karin taas oo qofka damisa.

Waa daawo loo isticmaalo daaweynta calaamadaha waallida sida dhalanteedka, hadal aan xiriir lahayn, ama fikir khaldan; waxaa badanaa loo isticmaalaa cudurrada maskaxda sida Schizophrenia iyo Bipolar Disorder.

Waali-tire -- Antipsychotic
Sayid Cali October 9, 2025
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Kaadi-haysta -- Bladder
Xubin jirka ka mid ah