Skip to Content

Warbixin-ogaal Bakteeriya -- Antibiogram

Warbixin Sheybaar
November 22, 2025 by
Warbixin-ogaal Bakteeriya -- Antibiogram
Sayid Cali
| No comments yet

Sheybaar; hub lagu tijaabinaayo daawada ilmaqabatada disho tayadeeda ama awoodeeda.

Waa warbixin sheybaar oo muujisa sida bakteeriyadu uga falceliso antibiyootigyo(Daawada Qalajiyaha) kala duwan ayada oo sheegeesa kuwa ay u nugushahay,  iyo kuwa ay iska caabbiso. Waxaa loo adeegsadaa in lagu doorto daawada ugu habboon.

Warbixin-ogaal Bakteeriya -- Antibiogram
Sayid Cali November 22, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Xusuus-cusub-beel -- Anterograde Amnesia
Jirro