Jiro kiliyaha iyo beerka ahkadib caalamada (amyloid) lagu arkay xubnahaas. Lamid ah amyloid disease.
Waa xaalad uu borotiinka aan si caadi ahayn uu ugu aruuro xubnaha iyo unugyada jirka, taasoo keeni karta dhibaatooyin caafimaad, gaar ahaan waldnaha, kilyaha, beerka, iyo neerfaha.