Daawo xakameeneesa ama xireesa meesha laga kacsho unugyada murqaha jilicsan ee ku yaala isha iyo mindhicirada.
Waa dawo ama walax joojisa ama xannibta saameynta acetylcholine ee ku timaada qabateeyayaasha muskarinic (muscarinic receptors), taasoo hoos u dhigta shaqooyinka nidaamka neerfaha ee aan tooska ahayn (parasympathetic), sida dhididka, dheecaanka candhuufta, iyo dhaqdhaqaaqa mindhicirka.
Xanibe Muskarinik -- Antimuscarinic