Daawo taas oo lagu daaweeyo:
1- In raga iskeedo guska aan u kacsankarin ay awood siiso. Daawada waxa ay sameeso waa in ay xididka dhiiga qaada ay dhumucdooda weyneeso kadibna dheeg badan soomaraan xididkaas.
Waa daawo la sameeyey oo u dhiganta Prostaglandin E1 (PGE1). Waxay ballaarisaa xididdada dhiigga, taasoo kordhisa socodka dhiigga.
2- Ciyaalka ku dhashay qaar ka mid ah cilladaha wadnaha ee dhalashada (congenital heart defects),