Skip to Content

Xididka dhiiga hore ee Qoorta -- Anterior Jugular

Xididada dhiiga

Xidid yar kaas oo ku yaala qoorta.

Waa xidid dhiig oo ku yaal  qoorta, kaas oo qaada dhiigga ka yimaada garka iyo qaybaha hoose ee wejiga kuna shuba xididdada waaweyn ee qoorta.

Xididka dhiiga hore ee Qoorta -- Anterior Jugular
Sayid Cali November 27, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Lafta-jilicsan Hore ee Madaxa -- Anterior Fontanelle
Laf iyo Carjaw