Xubnaha kala goyska sameeya -- ball and socket joint
kala goyska
Xubnaha kala goysk sameeya, lafta
afka hore meesheeda banooniga u eg taas oo gasha laf kale oo godka ah si ay u
sameeyaan laab laab ama kala goys sida sinta, gabrabka iwm.
Sawir ah xubnaha kala goysk sameeya ee garabka (AI lagu sameeyay)