Skip to Content

Xusuus-beel -- Amnesia

Jirro

Xasuusta oo lunta. qofka in hilmaamo dhacdooyinka ama magacyada qaar ama dhamaan.

Waa xaalad qofka ka dhigta inuu yeesho xusuus-beel buuxda ama qayb ahaan, taas oo saameysa dhacdooyin hore, xog shakhsiyeed, ama xirfado uu hore u bartay.

Xusuus-beel -- Amnesia
Sayid Cali November 27, 2025
Share this post
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
kiimikada maskaxda -- Gamma aminobutyric acid (GABA)
Kiimiko