Jiro maskaxda ah taas oo keenta in qofka uu hilmaamo dhacdooyinkii ugu danbeeyay.
Waa xaalad xusuus-beel ah oo qofku uusan samayn karin xusuus cusub wixii ka dambeya dhacdadii ama dhaawicii sababay. Xusuusihii hore badanaa way sii jiraan.
Xusuus-cusub-beel -- Anterograde Amnesia