Baaritaan lagu sameeyo hooyada uurka leh ayada oo la fiirinaayo ilamaha xaaladooda caafimaad.
Waa baaritaanno caafimaad oo la sameeyo hooyada uurka leh si loola socdo caafimaadka hooyada iyo korriinka uurjiifka.
Waxaa laga isticmaala erayada (Antenatal Diagnosis) inta badan Ingiriiska iyo wadamada uu gumeesanjiray.
Lamid ah: Baaritaanka uurjiifka -- (prenatal diagnosis).
Baaritaanka hooyada iyo uurjiifka -- Antenatal Diagnosis