Baaritaan lagu sameeyo uurka foosha iyo dhalmada ka hor, waxay si gaar ah diiradda u saartaa baaritaannada lagu ogaanayo cudurrada ama in naafo yahay uurjiifka inta uusan dhalan ka hor.
inta badan waxaa eryada (Prenatal Diagnosis) laga isticmaalaa Mareykanka.
Fiiri: Baaritaanka hooyada iyo uurjiifka -- (Antenatal Diagnosis).
Marxaladaha uurka
Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.
Baaritaanka uurjiifka -- Prenatal Diagnosis