Maado (protein) taas oo ku sameesanta gudaha jirka calaamadna u ah in jirka uu buko, cudurana keenta sida cudurka halmaanshiyaha ee dadka duqoobay ku dhaca ee Garasho-dhumida Waayeelnimada (Alzheimer’s disease).