Waa koox cillado dhalasho ah oo saameeya koritaanka iyo samaysanka koromosoomyada jinsiga, qanjirrada taranka (gonads), ama xubnaha taranka, taasoo keenta in horumarka jinsigu uusan raacin habka caadiga ah.
Waxaa horey loo dhihi jiray Xubno-taran Aan-caddayn (Ambiguous Genitalia)