Skip to Content

Xubno-taran Aan-caddayn -- Ambiguous Genitalia

Koriimada xubnaha jirka aan caadiga aheyn
June 6, 2026 by
Xubno-taran Aan-caddayn -- Ambiguous Genitalia
Sayid Cali
| No comments yet

Qof rag ama dumar oo ku dhashay masiibo ah in ay xubnoohada taranka aysan u a keen kuwa caafimaad qaba ama caadi ah.

Waa cillad dhalasho oo xubnaha taranka dibadda ee ilmaha aysan si cad ugu muuqan kuwo lab ama dhedig marka uu dhasho. 

Hada waxaa loo yaqaanaa Cilladaha Horumarka Jinsiga (Disorders of Sex Development (DSD))

Xubno-taran Aan-caddayn -- Ambiguous Genitalia
Sayid Cali June 6, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
ugxaanta -- Ovum
Xubinta taranka dumarka