Skip to Content

Darbiga Kiish-hawoodka -- Alveolar Wall

Xubin ka mid ah sanbabaha
June 22, 2026 by
Darbiga Kiish-hawoodka -- Alveolar Wall
Sayid Cali
| No comments yet

Waa darbi kala qeybiya Hawlbowle yare yaasha ee sanbabada.

Waa darbiga khafiifka ah ee kiish-hawoodka, kaas oo kala sooca hawada ku jirta kiish-hawoodka iyo dhiigga ku jira xididdada yaryar (capillaries). Halkaas ayaa ka dhacda is-weydaarsiga oksijiinta (O2) iyo kaarboon dhay oksayd (CO2) ee u dhaxeeya hawada ku jirta kiish-hawoodka sanbadada iyo xididada dhiiga qaada.

Darbiga Kiish-hawoodka -- Alveolar Wall
Sayid Cali June 22, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Marinka Kiish-hawoodaha -- Alveolar Duct
Xubin ka mid ah sanbabaha