Skip to Content

Dhalada-daawada-Cirbada -- Ampule

Daawo la xiriirta
December 14, 2025 by
Dhalada-daawada-Cirbada -- Ampule
Sayid Cali
| No comments yet

Dhalo yar oo lagu keeno daawada budada ah, kadibna cirbad loogu mudo afka xiran daawo lugu shubo kadibna laluxo dabadeedna daawada qasan cirbad dib loogu soo dhuuqo.

Ama dhalo daawo dareere ku jiraan ah afka laga jabaiyo si daawada cirbada loogu soo dhuuqo.

Eraygaan isticmaalkiisa waxa uu ku badanyahay Mareykanka.

Fiir: Dhalada-daawda-Cirbada (ampoule)

Dhalada-daawada-Cirbada -- Ampule
Sayid Cali December 14, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Imbishiliin -- Ampicillin
Daawo