Skip to Content

Difaac-jir leeyahay -- Antibody-positive

Sheybaar
November 16, 2025 by
Difaac-jir leeyahay -- Antibody-positive
Sayid Cali
| No comments yet

Shaaybaar; laga helay dhiiga bukaanka maadada loo yaqaano difaac-jir (antibody) ee difaacda jirka.

Waxay ka dhigan tahay in baaritaanka dhiigga uu muujiyey jiritaanka unugyada difaaca ee gaar ah, taasoo tilmaamaysa in qofku hore ama hadda ula kulmay jeermis, cudur, ama uu leeyahay talaal.

Difaac-jir leeyahay -- Antibody-positive
Sayid Cali November 16, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Difaac-jir laheyn -- Antibody-negative
Sheybaar