Skip to Content

Faaliga-- Stroke

Jirro

Waa xaalad caafimaad oo degdeg ah oo dhacda marka dhiiggu si lama filaan ah uga istaago qayb ka mid ah maskaxda, ama marka xidid dhiig sida uu ku dillaaco gudaha maskaxda. Markay maskaxdu waaydo ogsijiinta iyo nafaqada uu dhiiggu keeno, unugyada maskaxda waxay bilaabaan inay dhintaan daqiiqado gudaheed.


Faaliga (Stroke):

Noocyada, Calaamadaha, Sababta, Baaritaanada, Daaweynta iyo Sida looga Hortagga.

Faaliga waa cudur halis ah oo aan la dhayalsan karin.

Faahfaahin


Faaliga-- Stroke
Maxamed May 22, 2025
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Murqo-jilicsanaan --  Hypotonia
Jirro