Skip to Content

God-xubin -- Antrum

Tilmaam

Duleelo ku yaalo jirka gaar ahaan lafaha.

Waa meel bannaan ama god ku dhex yaala lafaha ama xubnaha jirka kale, sida Hunguriga Hoose  ee caloosha (antrum-ka caloosha) ama godka lafta dhagta gadaasheeda (antrum-ka mastoid-ka).

God dabiici ah oo ku yaal jirka, badanaa waxaa loola jeedaa Godka-Sanka (maxillary sinus) ama Hunguriga Hoose  ee caloosha ama goynteeda.

God-xubin -- Antrum
Sayid Cali July 24, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
furitaan god -- antrostomy
Qaliin