Skip to Content

Goynta hunguriga Hoose -- Antrectomy

Qaliin
August 18, 2025 by
Goynta hunguriga Hoose -- Antrectomy
Sayid Cali
| No comments yet

Qaliin lagu saaraayo godadka caloosha si ay meeshaas aysan ugu sameysmin dheecaanka looyaqaano (gastrin).

Waa qalliin lagu gooyo oo laga saaro Hunguriga Hoose  ee caloosha (oo loo yaqaan antrum-ga caloosha).

Qaybtan hoose ee caloosha ayaa ah meesha ugu muhiimsan ee soo saarta hormoonka gastrin, kaas oo kiciya caloosha si ay u sii deyso aashito (acid).

Ujeedada Antrectomy waxaa ka mid ah:

  • Daawaynta boogaha caloosha ee soo noqnoqda (peptic ulcer)
  • Daawaynta kansarka caloosha (gastric cancer)
  • Xakameynta aashitada caloosha ee xad-dhaafka ah

Inta badan waxaa lagu daraa Billroth I ama Billroth II (hab lagu xiro caloosha iyo mindhicirka kadib marka la saaro antrum-ka).

Goynta hunguriga Hoose -- Antrectomy
Sayid Cali August 18, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Duleelinta Godka-Sanka -- Antral Puncture
Qaliin