Waa dheecaan laga soo daayo gudaha qanjirrada loo yaqaano Qanjirada kelyaha dul saaran (adrenal glands), dhecaanka waxaa la soo daayaa marka qofka uu dareemo fajac, naxdin, farxid. Waxeyna ka qeybqaadataa ko u kicida garaaca wadnaha iyo dhiig karka, waxaana la siiyaa dadka xasaasiyada daran qaba iyo dad wadnahooda istaagay.
Fiir:- Epinephrine
Hormoonka Dagaalka iyo Dib-ugurashada -- Adrenaline