Skip to Content

Qanjirada kelyaha dul saaran -- Adrenal Gland(s)

Xubin jirka ka mid ah

Mid ka mid ah labada qanjiro ee ku yaala kiliyaha korkooda/qeybta sare taas oo sii deesa dheecaanada loo yaqaano (cortisol, adrenaline / epinephrine) iyo kuwa kale. Lamid ahadrenal body, adrenal.

Qanjirada kelyaha dul saaran -- Adrenal Gland(s)
Sayid Cali April 21, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
barida -- buttock
Barida