Amyloid Precursor Protein (APP) waa borotiin ka tirsan unugyada jirka, gaar ahaan maskaxda, oo leh door muhiim ah oo ku saabsan koritaanka neerfayaasha, dayactirkooda, iyo isgaarsiinta u dhexeysa unugyada maskaxda (synapses).
Isbadelka hidde-sidaha (gene) kaas oo keena cudurka (Alzheimer’s disease) waana astaamayaasha ugu horeeya lugu garto cudurka.
Horudhaca-Borotiin-Uruurka -- Amyloid Precursor Protein