Horistaagid/joojin ah in unugu uu is dhalo.
Waa dawo ama walax joojisa ama carqaladeysa habka Unug-kala-dhambalmida (mitosis), waxaana badanaa loo adeegsadaa daawaynta kansarka si loo joojiyo koritaanka unugyada jiran.
Joojin Unug-kala-dhambalmid -- Antimitotic