Skip to Content

Marinka Kiish-hawoodaha -- Alveolar Duct

Xubin ka mid ah sanbabaha
June 22, 2026 by
Marinka Kiish-hawoodaha -- Alveolar Duct
Sayid Cali
| No comments yet

Waa duleel yar kaas oo isku xira Hawo mareenka yar (bronchioles) iyo kiish-hawoodaha (alveoli).

Waa marinka hawada ee yar yar ee sambabada, kaas oo isku xira bronchioles-ka neefsashada iyo kiish-hawoodaha (alveoli).

Marinka Kiish-hawoodaha -- Alveolar Duct
Sayid Cali June 22, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Xidid-ballaariye PGE1 -- Alprostadil
Daawo