Skip to Content

Qalabka Daaweynta Isha-Caajiska -- Amblyoscope

Qalabka indhaha
June 6, 2026 by
Qalabka Daaweynta Isha-Caajiska -- Amblyoscope
Sayid Cali
| No comments yet

Waa qalab lagu cabiro indhaha. kaas oo cabira isku soo dhaweynta indhaha, qaabka uu isugu soo dhaweeyo qofka indhaha iyo sida qofka labadiisa indho uu u isticmaalo. Sidoo kale looyaqaana orthoptoscope.

⚠️Qalabkaan waa laga gudbay isticmaalkiisa intabadan oo waxaa la isticamaalo kuwa cusub.

Waa qalab indhaha lagu baaro laguna daweeyo indho-qallooca (strabismus) iyo isha-caajiska ah (amblyopia), isagoo cabbira isku-toosnaanta indhaha isla markaana ka caawiya inay si wadajir ah u shaqeeyaan.

Qalabka Daaweynta Isha-Caajiska -- Amblyoscope
Sayid Cali June 6, 2026
Share this post
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Qaba Isha-caajiska -- Amblyopic
Jirro xaga aragga ah