Qaliinka jarista unugyada uur ku jirta iyo meesha u dhaxeesa dabada iyo xaniinyaha (perineum).
Waa qaliin lagu jaro kansarka ku dhaca dabada, iyo mindhiciraha xaarka qaada ayadoo dhanka uur ku jirta laga soo galaayo.
qaliinka dabada, iyo mindhiciraha xaarka qaada -- Abdominoperineal Surgery (excision)