Skip to Content

Qayb-Godka ah -- Antra

Tilmaam
August 18, 2025 by
Qayb-Godka ah -- Antra
Sayid Cali
| No comments yet

Godka ama duleelka laga helo lafaha jirka bin adamka.

Wax la xiriira God-xubin (antrum); tilmaamaya wax ka tirsan ama ku xidhan god jirka ku yaal (tusaale, Godka-Sanka ama qolka hoose ee caloosha).

Qayb-Godka ah -- Antra
Sayid Cali August 18, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Daawo Fayras -- Antiviral Drug
Daawo