Daawo loo isticmaalo daaweynta qofka sokorta qaba, si ay u dajiso xaladiisa macaan ee jirka.
Daawo Macaan-dimis waa daawo loo isticmaalo in lagu yareeyo sonkorta dhiigga oo sareysa (diabetes mellitus), si loo xakameeyo cudurka macaanka loogana hortago dhibaatooyinka uu keeno.
Tusaale: Metformin, Insulin, Glibenclamide.
Cudurka Macaanka (Diabetes Mellitus):
Fahamka, Calaamadaha, iyo Habka Loola Tacaalo.
Cudurka macaanka waa xanuun daba-dheer oo ku yimaada....