Waa kuwa dareema Difaac-kiciye (antigen), una gudbiya unugyada-T si ay u bilaabaan weerarka difaaca la-qabsiga (adaptive immunity).