Waa difaac uu jirku sameeyo kadib marka uu la kulmo cudur gaar ah.
Tilmaamaha ugu waaweyn waxaa ka mid ah:
- Wuxuu bartilmaameedsadaa oo kaliya cudur-sidaha.
- Xasuus leh: Wuxuu xafidaa cudurka si markale uu si dhakhso ah uga hortago.
- Bilaabashadiisu ama in uu dhaqaaqo waxay qaadataa maalmo.
Difaaca la qabsiga ah waxaa ka mid ah unugyada:
-
Unugyada-T:
- Unugyada-T Kiciyaha: Wuxuu kiciyaa difaaca kale.
- Unugyada-T Dilaaga: Wuxuu dilaa unugyada cudurka jiran.
-
Unugyada-B:
- Waxay soo saaraan Difaacyo-jir (Antibodies) oo la dagaalama sun-galaha (antigen).
Difaaca la-qabsiga ah -- Adaptive Immunity