Waa borotiin uruuray oo aan caadi ahayn kaas oo ka samaysan borotiinka beta-amyloid, kuwaas oo ku dhex uruura unugyada neerfaha ee maskaxda. Waxay ka mid yihiin astaamaha ugu waaweyn ee cudurka Garasho-dhumida Waayeelnimada(GDhW) (Alzheimer’s disease).