Waa xeendaab xuub ah oo ay ku jiraan dheecaan, kuna wareegsan ilmaha uurka ku jira, kana ilaalisa dhaawac inta uu uurku socdo.
Lamid ah Xuub uurjiif (amnion).