Skip to Content

Xuub uurjiif -- amnion

Xubin ka mid ah uurka
March 28, 2026 by
Xuub uurjiif -- amnion
Maxamed
| No comments yet

Xeendaabka biyaha leh ee ilmaha ku jiraan marka uurka hooyadii ay ku noolyihiin. Lamid ah Xeendaabka Uurjiifka (amniotic sac).

Xuubka ka mid xuubabka ku dahaaran Uurjiifka ee gudaha xiga ee Xeendaabka Uurjiifka, kaas oo si toos ah ugu wareegsan ilmaha kuna ilaaliya iyadoo ku jirta dheecaanka amniotic.

Xuub uurjiif -- amnion
Maxamed March 28, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Noole Hal-unug leh -- Ameba
Noolaha ilmaqabatada