Skip to Content

Xinjir-dhis Adag -- Fibrin

Xinjiroowga dhiiga

Waa borotiin adag oo aan biyo-ku-lab ahayn, kaasoo samaysma marka Xinjir-dhis Dansan (fibrinogen) loo beddelo. Waxay ka qayb qaadataa xoojinta oo ay adkeysa xinjirta.

Xinjir-dhis Adag -- Fibrin
Maxamed August 3, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Xinjir-dhis Dansan -- Fibrinogen
Xinjiroowga dhiiga