Skip to Content

Xinjir-dhis Dansan -- Fibrinogen

Xinjiroowga dhiiga

Waa borotiin biyo-ku-lab ah oo ku jira dhiigga, lagana baahan yahay si xinjir u samaysanto. Xinjireeye borotiinka-firfircoon (Thrombin) ayaa u beddela Xinjir-dhis Adag (fibrin) inta lagu jiro xinjirowga.

Xinjir-dhis Dansan -- Fibrinogen
Maxamed August 3, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Xinjireeye Borotiinka-firfircoon -- Thrombin
Xinjiroowga dhiiga