Skip to Content

Xinjireeye Borotiinka-firfircoon -- Thrombin

Xinjiroowga dhiiga

Waa borotiinka-firfircoon (enzyme) ku jira dhiigga, kaas oo muhiim u ah samaysanka xinjirowga. Waxay u beddeshaa Xinjir-dhis Dansan (fibrinogen) walaxda Xinjir-dhis Adag (fibrin), taasoo xinjirta adkeysa oo xasillisa.

Xinjireeye Borotiinka-firfircoon -- Thrombin
Maxamed August 3, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Lafta Dhegta inkas -- incus
Lafaha Dhagta