Maado jirka ku jirta gaar ahaan dhiiga taas oo ka ilaalisa dhiiga in uu xinjiroobo.
Waa borotiin dabiici ah oo jirka ku jira, kaas oo ka hortaga samaysanka xinjirowga dhiigga isagoo joojiya ficilka Xinjireeye Borotiinka-firfircoon (thrombin) iyo walxo kale oo dhiigga xinjireeya.
Xinjir-diid -- Antithrombin