Xeendaabka biyaha leh ee ilmaha ku jiraan marka uurka hooyadii ay ku noolyihiin. Lamid ah Xeendaabka Uurjiifka (amniotic sac).
Waa xuub gudaha ee ku yaala xeendaabka uurjiifka, kaas oo si toos ah ugu wareegsan ilmaha kuna ilaaliya dheecaanka xeendaabka uurjiifka.