Skip to Content

Difaac-kicin -- Antigenic

Difaaca jirka

Maado kicisa difaaca jirka sabatana ay tahay in ay soo baxdo maadada difaac-jir (antibody) ee caabuqa ladagaalama.

Waa sifo lagu tilmaamo walax ama unug keeni kara jawaab difaac oo jirka ah ama Falcelin Difaac Jirka  (immune response), isagoo kiciya samaynta unugyo difaac iyo difaacyo-jir (antibodies).

Difaac-kicin -- Antigenic
Sayid Cali October 11, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Joojin Unug-kala-dhambalmid -- Antimitotic
Cilmiga Unugyada